Afar Musharax ay ku jiraan Xasan Sheekh iyo Kheyre oo Caawa kulan yeeshay (Sawirro)

Waxaa caawa magaalada Muqdisho kulan gaar ah ku yeeshay afar kamid ah Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ,kuwaa oo shir wadatashi ah isugu yimid kahor inta uusan beri furmin shir ay leeyihiin Midowga Musharaxiinta Madaxweyne. Shirkan waxaa ka qeyb galay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali … Continue reading Afar Musharax ay ku jiraan Xasan Sheekh iyo Kheyre oo Caawa kulan yeeshay (Sawirro)